Legal

Refund Policy

Last updated: June 10, 2026

1. Damaanad (Our Promise)

Waxaan ka shaqaynaa in ardayda Beta Academy ay ka faa'iidaystaan koorsooyinka. Haddii aad dareento in koorsadu kuusan ku habboonayn, waxaan haynaa siyaasad refund oo cad oo cadaalad ah.

2. 7-Day Money Back Guarantee

Waxaad codsan kartaa lacag dib u celin (full refund) muddo 7 maalmood ah laga bilaabo taariikhda iibka, haddii aad daawatay wax ka yar 20% koorsada.

3. Eligibility

  • Codsiga waa inuu yimaado 7 maalmood gudahood.
  • Wax ka yar 20% koorsada ayaa la daawaday.
  • Lama soo dejin shahaadada koorsada.
  • Lama jebin shuruudaha Terms of Service.

4. Non-Refundable

Lacag dib u celin lama bixin karo kiisaska soo socda:

  • Codsiyada ka dambeeya 7 maalmood.
  • Marka in ka badan 20% koorsada la daawaday.
  • Shahaadooyin horay loo soo saaray.
  • Bundles ama promotional offers gaar ah oo la cadeeyey inay tahay final sale.

5. How to Request

Si aad u codsato lacag dib u celin, nala soo xiriir:

Fadlan ku dar email-ka aad isticmaashay iibka iyo sababta codsiga.

6. Processing Time

Codsiyada refund waxaa la eegayaa 3–5 maalmood shaqo gudahood. Lacagta waxaa lagu celinayaa habkii aad asal ahaan ku bixisay (EVC, SAHAL, ZAAD, USDT, ama BTC).