

Koorso dhameystiran oo af-Soomaali ah oo aad ku baranayso Crypto, Blockchain, Wallets, Trading iyo amaanka lacagahaaga digital-ka.
By Asad Gaaciye · 12h · Certificate included
Wallets & Security
Trading & Charts
Risk Management
Market Cycles
La aamini karo · Trusted by Somali learners worldwide
Koorso dhamaystiran oo aad ku baranayso Crypto currency waxa ay tahay, sida ay u shaqayso, qaybaheeda, sida loo maalgashado iyo sida la isaga ilaaliyo tuugada dadka ka dhacda crypto-coinskooda.
Aqoon adag oo loogu sharaxay af-Soomaali fudud, sida sharraxaadda kuwa caalamiga ah.
Ka caawi naftaada in aad iska ilaaliso tuugada crypto-da iyo khaladaadka caadiga ah.
Casharrada waxaa lala socodsiiyaa suuqa hadda — ma jiraan content qudhmeen.
Hal mar bixiyo — weligaa heli. Updates iyo casharro cusub bilaash ah.
Marxalado kala duwan oo si tartiib ah ku kor u qaadaya aqoontaada ilaa heerka uu ardaygu noqonayo investor xog-ogaal ah.
Aasaaska maaliyadda digital-ka iyo blockchain.
Hot/cold wallets, 2FA, ilaalinta xafiidka.
Sida blockchain u shaqayso iyo qaybaha muhiimka ah.
Sida loo doorto coins iyo loo abuuro portfolio.
Stop-loss, position sizing, iyo discipline.
DeFi, staking, meme coins, iyo market cycles.
"Alle ayaa mahad leh oo ii dhameeyay course aan aad u jeclahay, sido kale waxaan u mahadcelinayaa Ustaadka. Mahadsanid Ustaad Asad, Jazaaka Allah."
"Course-ka waxaan ka faaiiday wax aan qoral kooban ku soo koobi karin — waa course A-Z crypto, qofkii u baahan halkan ayuu ka heli karaa."
"This is a useful course. I appreciate your teaching and clear explanation of cryptocurrencies. Thanks Mr. Asad Gaaciye."
"Beta Academy waa halka aan ka helay macluumaadka aan u baahnaa si aan uga faa'iidaysto crypto — aqoon iyo xog igu filan, aad u mahadsantihiin."
"Kooraskan runtii waa mid aan aad ugu baahnayn, soona baxay wakhti ku haboon. Ustaad Asad Gaaciye, si masuuliyad ka muuqato ayaad uga soo baxday. Halaga faa'iidaysto dhallinyaro."
"Waa course aad loo diyaariyay oo markasta update lagu sameeyo. Wax badan ayaan ka faaiiday — mahadcelin oo dhan Allah baa u sugnaatay, Ustaadkana aad ayuu u mahadsan yahay."
"Waad mahadsantahay Ustaad Asad — 100%."
"Lacag kasta oo aan faaiido waxaan abaal uga hayaa Beta Academy iyo Macalin Asad Gaaciye."
"Waa course heerkoodu sareeyo. Wax badan ayaan ka faaiiday runtii."

Lead Instructor · Crypto & Blockchain
Asad waa macalinka hogaaminaya koorsada Crypto ee Beta Academy — wuxuu sannado ku qaatay barashada blockchain, security, iyo trading, isagoo gaadhsiiyey aqoon hufan kumanaan arday af-Soomaali ah.
Markaad dhammaystirto koorsada, waxaad helaysaa caddayn dhijital ah oo lagu xaqiijin karo unugkeeda gaarka ah ee QR-ka. Cid kasta way ku xaqiijin kartaa /verify route-keena.
Verify a certificate
Hal mar bixi — weligaa heli. Bilow casharkii ugu horeeyay daqiiqado gudahood.