About Beta Academy

Building the financial literacy of a new Somali generation.

Beta Academy waa machadka onlineka ah ee u heellan in dadka Soomaaliyeed loo gudbiyo aqoonta tignoolajiyada iyo maaliyadda casriga ah — software, data, AI, cybersecurity, iyo crypto.

Mission

In aan ku beddelno waxbarashada tignoolajiyada — inaan ka dhigno mid la heli karo oo soo jiidasho leh qof kasta, meel kasta. Waxaan ardayda ku qalabaynaa xirfado practical ah, aqoon casri ah, iyo kalsooni ay kaga gudbi karaan suuqa shaqada.

Vision

Inaan noqono hoggaanka buuxinaya farqiga xirfadeed ee dunida tech-ka, anagoo abuuraya hal-abuur cusub oo aan u sahlayno qofkasta inuu gaaro hadafkiisa shaqo.

Timeline

From idea to academy.

2023

The idea

Beta Academy started as a vision for serious Somali-language tech education.

2024

First cohort

Launched flagship crypto course with Asad Gaaciye — first 100 students enrolled.

2025

876+ students

Community of Somali learners across Africa, Europe and the Gulf.

2050

Fintech leadership

Becoming the premier financial education brand for the Somali world.

Why we exist

Maaliyadda mustaqbalka waa mid loogu baahan yahay aqoon hufan.

Crypto, blockchain iyo fintech-ku waxay si dhakhso ah u beddelayaan habka aan u kaydsano oo aan u kala beddelno qiimaha. Bulshada Soomaaliyeed waa inay ku qalabaysantaa aqoon hufan oo ay ku gasho dunidan cusub — aan ahayn kaliya inay daawato.

Eeg koorsooyinka